HomeXisbiga Kulmiye oo Qaabilay Maayar Soltelco oo mar kale u sharraxan Golaha...

Xisbiga Kulmiye oo Qaabilay Maayar Soltelco oo mar kale u sharraxan Golaha Deegaanka Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa mar kale guddoomay in maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid noqdo murashax u taagan tartanka Golaha deegaanka ee Caasimadda.

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Xisbiga Kulmiye, Madax iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xaflad xisbigu u qabtay Maayarka Caasimadda Hargaysa Shaacinta inuu mar kale u tartamayo Golaha deegaanka ee Caasimadda Hargaysa.

blankKulan ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE oo ay goob-joog ka ahaayeen qaar ka mid ah madaxda sarsare ee xisbiga, isla markaana ay qaybgaleen odayaal, waxgarad iyo taageerayaal kale oo wehelinayey murrshax Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa lagu soo dhaweeyey murashaxnimadiisa, waxaanna halkaasi ka hadlay masuuliyiinta iyo dad kale oo kala duwan.

Madax-dhaqameedka iyo Wax-garadka beeshooda, ayaa halkaas ka shaaciyey inay go’aansadeen in Mudane C.raxmaan Maxamud Caydiid (Solteco) uu u Tartamo Golaha deegaanka Caasimadda Hargaysa halka Murashax Cali Xawaadle Madar u tartami doono Golaha Wakiiladda Somaliland.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories