Taliye DABAGALE oo Qiray Gal-daloolooyin ka jira Saldhigyada Booliska oo Dib u habayn lagu samaynayo
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhe (Dabagale) ayaa markii u horeysay muddadii uu xilka hayay ka hadlay cabashooyin ka taagan Saldhigyada...
Hargeysa: Faahfaahinta Kulan Dhexmaray guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Safiirka Denmark
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka waddanka Denmark...
Hargeysa: Ciidanka Booliska oo lagu tabobaray Haanta Gaasta Cuntada lagu karsado
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta tababarkii Saddexaad oo ku saabsan Haanta cuntada lagu karsado u qabtay 52 Sarkaal oo ka tirsan...
Xisbiga Kulmiye oo magacaabay Guddiyada Xulista iyo Maaraynta Khilaafaadka Murashaxiinta
Hargeysa (SLpost)- Xisba KULMIYE ayaa maanta magacaabay guddiyo loogu talo-galay inay soo xulaan, soona diyaariyaan musharraxiinta xisbiga uga qayb-galaya tartanka doorashada Golaha Wakiillada iyo...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo kormeermay Mashaariic lagu hirgeliyey Gobolka Awdal
Boorama (SLpost)- Masuuliyiinta gudida Qandaraasyada qaranka Somaliland oo hawlo shaqo ku joogga gobolka Awdal ayaa kormeeray qaar kamid ah mashariicda dhisme ee laga fulinayo...
Madaxweynaha Somaliland oo La kulmay Safiirka Dalka Denmark
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirka dalka Denmark, Amb. Ole Thonke oo dalka ku yimid safar shaqo. Sida...
Somaliland oo Go’aamo Ka soo saartay Dhismeyaasha Dalka laga hirgeliyo iyo Shirkadaha Ka Ganacsada
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Somaliland, ayaa wareegto ay soo saartay ku joojisay in dalka laga dhiso dhisme aanay wasaaraddu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

