Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Culimada Somaliland oo Go’aamo ka soo saaray Ka-hortagga Coronavirus iyo Saamaynta Masaajiddada

  Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta go'aamo soo saaray Qaybo ka mid ah Culimada dalka iyo Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta ee Somaliland oo maalmihii u dambeeyey...

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay Sababta ay u joojin weyday Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airlines

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay sababta ay ilaa wakhtigan u joojin weyday Qaadka laga soo waarido dalka Ethiopia iyo Socdaalka Diyaaradda...

“Ethiopia wey kala hadhaysaaye, Inaga Xanuunku waxba inaga reebi maayo ee…” Siyaasi ku taliyey in la joojiyo Qaadka iyo Diyaaradda Itoobiya

"Ethiopia wey kala hadhaysaaye, Inaga Xanuunku waxba inaga reebi maayo ee..." Siyaasi Ismaaciil ku taliyey in la joojiyo Qaadka iyo Diyaaradda Itoobiya si dalka...

Sheekh Dirir oo Sharxay Tilmaamaha ay Diinta Islaamku Jidaysay ee Ka-hortagga Cudurrada loo maro

  Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir, ayaa faahfaahin ka bixiyey tilmaamo ku sugan Diinta Islaamka oo in loo hoggaansamaa bulshada ka badbaadinayso aafooyinka...

“Qaddiyadda Somaliland Suldaan Ma Dillaali karo, ka xayn-daabka ka gudbana Maxkamad ayaa…”- Xukuumadda Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay inay Maxkamad la tiigsanayso cid kasta oo Madax-dhaqameed ah oo iskudayda inay faro-gelin taban ku samayso siyaasadda iyo...

Arrimaha lagaga hadlay Kulan Guddida Heer qaran ee u Diyaar garowga Covid-19 la Qaateen Culimada Iyo Dhakhaatiirta dalka Qaarkood

  Hargeysa (SLpost)- Guddida Heerka Qaran u diyaar garowga iyo Ka-hortaga iyo Xakamaynta Cudurka Covid-19 ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay qaar ka mid...

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey 574 Maxbuus iyo Sababta

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray, waxa uu cafi u fidiyey maxaabiis tiradoodu ku dhow dahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img