Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Somaliland: Qalabka lagu baadho Corovirus oo dalka keenay iyo Guddiga Heer Qaran oo bulshada la wadaagay Xaaladihii u dambeeyey

  Hargeysa (SLpost)- Guddida u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga Cudurka Covid_19 ee Somaliland oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada, ayaa bulshada la wadaagtay warbixin...

Dr Gabboose iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo si Dhaxal-gal ah Bulshada Ugala Hadlay Halista Xannuunka Covid-19

· Faafhaahinta muxaadarro caafimaad oo uu jeediyey Dr. Gabboose iyo 11 Tallo oo uu soo bandhigay Maxamuud Xaashi Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo siyaasi Maxamuud...

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo Xilka u kala wareejiyey Isu-duwihii hore iyo Isu-duwaha Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta

  Burco (SLpost)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi, ayaa xilkii u kala wareejiyay Isudiwihii hore ee wasaaradda Warfaafinta gobolkaas Cabdisataar Cabdilaahi Cali (Sabri) iyo...

Dowladda Kenya oo Xayiraad Saartay Ka-ganacsiga Qaadka Gudaha Dalkeeda

  Nairobi (SLpost)- Waddanka Kenya, ayaa xayiraad saaray Ka-ganacsiga Qaadka Isaga gudba gobollada kala duwan ee dalkaas si loo xakameeyo fiditaanka Cudurka Covid-19 oo si...

Maxaa ka soo baxay Kulanka Ganacsatada QAADKA iyo Guddiga Heer Qaran ee Ka-hortagga Cudurka COVID-19?

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Heer Qaran ee Ka-hortagga Cudurka Covid-19, ayaa maanta kulan la qaatay Ganacsatada Qaadka ka soo waarida Dalka Ethiopia, waxaanay ka wada-hadleen...

TAIWAN OO NOQOTAY DALKA DUNIDA UGU FIICAN KA-HOR-TAGGA COID-19: Maxaynu ka metelnaa? Maxaynu se kaga dayan karnaa?

  Xanuunka Coronavirus sida ay Soomaalidu u haysato wuu ka culus yahay. Dalalkii dhaqaalaha iyo awoodda isbidayay ayaa YAABBAN. Sida keliya ee lagaga badbaadayaa waa...

Arrimaha lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Guddiga Ka-hortagga Coronavirus ee Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Heer Qaran ee ka-hortaga caabuqa Coronavirus, ayaa kulamo la qaatay ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, waxaana kulanka diiradda lagu saaray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img