HomeArrimaha lagaga hadlay Kulan Guddida Heer qaran ee u Diyaar garowga Covid-19...

Arrimaha lagaga hadlay Kulan Guddida Heer qaran ee u Diyaar garowga Covid-19 la Qaateen Culimada Iyo Dhakhaatiirta dalka Qaarkood

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddida Heerka Qaran u diyaar garowga iyo Ka-hortaga iyo Xakamaynta Cudurka Covid-19 ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay qaar ka mid ah Hal doorka Culimada iyo bahda Caafimaadka ee Somaliland.

blankKulankan oo uu Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Guddida heer qaran ee u diyaar garowga iyo ka hortaga Xannuunka Covid19 isla markaana ah Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici.

Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in Ujeeddada Kulankani tahay sidii loo midayn lahaa farriimaha wacyigelinta ee bulshada loogaga digayo khatarta Cudurka Coronavirus.

Muuqaallada Hoose kaga Bogo Hadallada Madaxweyne ku-xigeenka, Wasiirka Caafimaadka, Culimada iyo Dhakhaatiirt dalka ee kulanka ka Qayb-galay

MADAXWEYNE KU-XIGEENKA IYO WASIIRKA CAAFIMAADKA OO KA HADLAY KULANKA IYO UJEEDDADA UU KU SAABSAN YAHAY

 

DHAKHAATIIRKA kULANKA KA HADLAY IYO WAXA AY KA YIDHAAHDEEN KA-HORTAGGA CUDURKA COVID-19

 

 

CULIMADA KULANKA KA HADLAY IYO WAXA AY KA YIDHAAHDEEN KA-HORTAGGA CUDURKA COVID-19

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories