Home“Qaddiyadda Somaliland Suldaan Ma Dillaali karo, ka xayn-daabka ka gudbana Maxkamad ayaa..."-...

“Qaddiyadda Somaliland Suldaan Ma Dillaali karo, ka xayn-daabka ka gudbana Maxkamad ayaa…”- Xukuumadda Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay inay Maxkamad la tiigsanayso cid kasta oo Madax-dhaqameed ah oo iskudayda inay faro-gelin taban ku samayso siyaasadda iyo nidaamka wada-hadalka Somaliland doonayso inay la gasho Soomaaliya.

blankMaalmihii u dambeeyey waxa soo baxay warar sheegaya in qaar ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland ku hawlan yihiin faro-gelin dhinaca siyaasadda ah oo la xidhiidha arrimaha siyaasadeed ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya, iyadoo wararku sheegayaan jiritaanka xidhiidh dhexmaray Dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah madax-dhaqameedka.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan, ayaa sheegay inay xukuumad ahaan sharciga la tiigsanayaan madax-dhaqameed dhawaan ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan loo bilaabo wada-hadallada u dhexeeya labada waddan. Waxa uu wasiirku sheegay in madax-dhaqameedku ka mid yihiin tiirarka ay ku Somaliland ku dhisan tahay, balse aanay faro-gelin karin ka-garnaqista iyo aayo-ka-talinta Siyaasadda dalka.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories