HomeXukuumadda Somaliland oo Sheegtay Sababta ay u joojin weyday Qaadka iyo Diyaaradda...

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay Sababta ay u joojin weyday Qaadka iyo Diyaaradda Ethiopian Airlines

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay sababta ay ilaa wakhtigan u joojin weyday Qaadka laga soo waarido dalka Ethiopia iyo Socdaalka Diyaaradda Ethiopian Airlines oo labadoodaba la sheegay inay ka qayb-qaadanayaan faafitaanka caabuqa Coronavirus oo kiisas ka badan 60 qof laga helay gudaha dalka Ethiopia.

Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa xukuumadda ugu baaqay inay joojiso Qaadka laga keeno dalka Ethiopia oo ka mid ah ganacsiyada u ballaadhan ee u dhexeeya labada dal iyo sidoo kale diyaaradda Ethiopian Airlines oo noqotay diyaaradda Kaliya ee xilligan soo fadhiisata garoomada diyaaradaha ee Somaliland, iyadoo dalka keenta muwaadiniin ka kala yimi dalalka dibadda marka laga reebo dalalka uu faraha baas ku hayo caabuqa Coronavirus, taas oo xukuumaddu heshiis kula gashay shirkadda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ay weheliyaan Guddiga ee Qaran ee ka-hortagga iyo xakamaynta Caabuqa CoronaVirus, ayaa arrintan kaga hadlay kulan Ururrada Bulshada Rayidka ah.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories