Qormo Muhiim ah: Somaliland iyo Dunida Maanta
Marka loo fiirsado xaaladda ay dunidu ku sugan tahay maanta, lana barbardhigo ta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ku waajib ah qof kasta oo Somaliland u...
Tog-wajaale: Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Dhisme Dad Muruqmaal ah ku dumay
Tog-wajaale (SLpost)- Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay kaddib markii Dad muruq-maal uu ku dumay Dhisme ay ka dhisayeen magaalada Tog-wajaale...
Liberland oo bogaadiyey Xidhiidhka Dibloomasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Liberland, ayaa ku hambalyeysay Somaliland iyo Taiwan xidhiidhka dibloomasiyadeed ee u furmay iyo xafiisyada ay labada waddan is-weydaarsadeen. Wakiilka Somaliland ee Taiwan...
Maroodijeex: Ugaas Naasir Ugaas Maxamed oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Degmada DACARTA
Dacarta (SLpost)- Degmada Dacarta oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Ugaas Naasir Ugaas Maxamed Xasan Qaalib oo ah Ugaaska...
Wax-garadka iyo Dhalinyarada Beesha Bariga Burco oo muujiyey taageerada ay u hayaan Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Dhalinyarada, Aqoonyahanka iyo Wax-garadka ka soo jeeda Bariga Burco ee ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa muujiyey taageerada ay u hayaan Xisbiga talada...
Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xildhibaannada Wakillada ee Gobolka Awdal
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa habeen hore kulan la yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal, kuwaasi...
Beesha Caalamka oo niyad-jab ka muujiyey Hannaanka loo Jideeyey Doorashooyinka Soomaaliya
Nairobi (SLpost)- Beesha caalamka ee taageerta hannaanka dowladnimo ee Soomaaliya, ayaa niyad-jab ka muujisay heshiiska laga gaadhay hannaanka ay u qabsoomayso doorashada baarlamaanka loo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

