HomeTog-wajaale: Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Dhisme Dad Muruqmaal ah ku dumay

Tog-wajaale: Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Dhisme Dad Muruqmaal ah ku dumay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Tog-wajaale (SLpost)- Khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay kaddib markii Dad muruq-maal uu ku dumay Dhisme ay ka dhisayeen magaalada Tog-wajaale ee Somaliland gelinkii dambe ee maanta.

Ilaa immika inta la xajiiyey saddex qof, ayaa ku geeriyooday tiro ku dhow 11 qof kalena way ku dhaawacmeen dhismaha oo laga dhisayey magaalada xuduudka ku taalla ee Tog-wajaale dhinaca Somaliland.

blankDadka Dhaawaca ah ayaa loola cararay Cusbitaalka magaalada, kaddib markii ay goobta soo gaadheen gaadiidka gurmadka caafimaadka ee degmada.

Warku waxa uu intaas ku daray in Dadka ku geeriyooday dhacdadan waxa ka mid ah Mulkiilihii iska lahaa Dhismaha oo ahaa dhisme cusub oo laga dhisayey magaalada.

Ilaa hadda ma jiro war ku saabsan dhacdadan oo ka soo baxay maamulka degmada.

La soco wixii warar ah ee ka soo kordha.,,

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories