Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Madax-dhaqameedka iyo Wax-garadka Degmada AGABBAR oo Raalli-gelin siiyey Badhasaabka iyo Maayarka Gabiley

  Gabiley (SLpost)- Madax-dhaqameedka, Odayaasha iyo Waxgaradka degmada Agabbar ee gobolka Gabiley, ayaa raalli-gelin ka bixiyey hadallo ay hore ugu dureen Badhasaabka gobolka Gabiley iyo...

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Joojiyey Heshiis uu hore u saxeexay iyo Sababta

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Axmed Muumin Seed, ayaa gebi ahaanba joojiyey heshiis lagu fulinayey mashruuc la qorsheeyey in laga hirgeliyo dhulka...

Isbarbardhigga Awoodaha Milatari ee Masar vs Turkiga iyo Natiijo lama filaan ah oo ka soo baxday (Warbixin)

  Hargeysa (SLpost)- Warbixin uu soo saaray Majaladda World Firepower, ayaa lagu soo bandhigay isbar-bardhig lagu sameeyey Awoodaha Milatari ee dalalka Masar iyo Turkiga. Warbixin...

Qaramada Midoobay oo loogu Baaqay inay Aqoonsato Goobo Taariikhi ah oo Somaliland ku jirto

  Hargeysa (SLpost)- Khubaro ku xeel-dheer cilmiga Aataarta Qadiimiga ah ayaa Qaramada Midoobay ugu baaqay in la aqoonsado Goobo Taariikhi ah oo ku yaalla qaaradda...

Qaab Noocee ah ayaa Somaliland looga oogay Xuska Todobaadka Dhagoolayaasha Adduunka?

  Hargeysa (SLpost)- Xuska Todobaadka Bulshada Maqalka Naafada ka ah ee Adduunka, ayaa Arbacadii shalay loogu dabbaal-degay munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadda loogu...

Bulshada ku Dhaqan Xaafad Hargeysa Ku taal oo Cabasho ka muujiyey Dhibaato Shirkadda SOMPOWER u geysatay

  Hargeysa (SLpost)- Bulshada ku dhaqan xaafadda Xaraf ee magaalada Hargeysa, ayaa cabasho ka muujiyey Shirkadda adeegga korontada bixisa ee SOMPOWER, kaddib markii sida ay...

Maxay ka-wada Hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddiga Doorashooyinka Somaliland?

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, waxana kulankaas diiradda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img