Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Urur-goboleedka IGAD oo Dowladda Ruushka kala Hadlay Saldhig Milatari oo uu ka Samaysto Somaliland

  Ruushka oo Xarun Caafimaad lagu daweeyo Cudurka Kansarka ka dhisaya Ethiopia Moscow (SLpost)- Urur goboleedka IGAD iyo Dowladda Ruushka, ayaa ka wada-hadlay hirgelinta dhismaha Saldhig...

Hargeysa: Xukuumadda oo Digniin u dirtay Beesha Caalamka, Soomaaliya iyo Shacabka Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa beesha caalamka ugu wargelisay inaanay qayb ka ahayn nidaamka doorashooyinka loo qorsheeyey inay ka dhacaan dalkaasi Soomaaliya ee ay...

Maxay ka-wada hadleen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Wakiilka UK ee Somaliland?

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta kulan la yeeshay madaxa xafiiska Dowladda Ingiriisku ku leedahay magaalada Hargeysa...

DULMIGII SOOMAALI KALA DILAY

WAAKAN DULMIGII KALA DILAY SOMALI EE LAGA DHAXLAY GUMMAADKA, BURBURKA IYO KALA TAGA ISLA MARKAANA LUMIYAY RAJADII LAGA QABAY SOMALIWEYN: SOMALI CLAN DISTRIBUTION The clan is an...

Gabiley: Hanti-dhowrka oo Xabsiga u taxaabay masuuliyiin Dowladda Hoose ka tirsan

  Gabiley (SLpost)- Maxkamadda Degmada Gabiley, ayaa maanta xukun rumaan ah ku ridday masuuliyiin ka tirsan maamulka Dowladda Hoose ee Gabiley oo Hanti-dhowrka Guud ee...

Hargeysa: Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Cidda ku guulaysatay Mashaariic fulintooda loo tartamay

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkado ku guulaystay Mashaariic kala duwan oo tartankooda hore loo naadiyey, kuwaas oo ay...

Dowladda Ethiopia oo Dacwado Argagixiso ku oogtay Jawar Maxamed iyo Siyaasiyiin kale

  Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Itoobiya ayaa ka gudbiysay dacwado argagixiso oo loo haysto Jawaar Maxamed oo ah siyaasi mucaarad ah oo ka soo jeeda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img