Golaha Guurtida oo Ansixiyey Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyey Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha oo mudaneyaashu dooddiisu ku gudo-jireen maalmihii dambeeyey. Fadhiga maanta ee...
“Waa inaynu isu tanaasulnaa oo isku calool wanaagsanaanaa, arrinta ugu muhiimsani waa…” – Cabdiraxmaan Saylici
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo khudbad ka jeediyey shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo maanta la soo gebo-gabeeyey,...
Madaxweynaha Somaliland oo Baaq Gar-naqsi ah u jeediyey Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq garnaqsi ah u diray beesha Caalamka oo uu ku cannaantay sida ay isaga...
Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo la soo gebo-gabeeyey iyo Tirada Xubnaha Golaha Dhexe ee lagu Ansixiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo xidhay shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE oo 4-tii bishan...
“Aniga Iyo Muuse Biixi Kursigaanu Isku Haysanaa, Waana Ka Dhacsan Doonaa, Haddii Aan Markii Hore Ka Dhacsan Kari Waayey…” Guddoomiye Cirro
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan haddii siyaasiyiinta waaweyn ee Kulmiye ee...
Qisada Basaaskii reer Masar ee badbaadiyay Israel iyo Xogo Cusub oo la daah-furay
Qormadan waxaanu ku eegi doonaa Warbixin laga qoray qisada basaas u dhashay dalka Masar oo sirta dalkiisa u gudbin jiray Yuhuudda xilligaas uu socday...
Somaliland: Shaqsiyaad Diinta Kiristaanka Faafinayay oo la qab-qabtay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba qof oo lagu eedeeyey inay gudaha dalka ku faafinayeen Diinta Kiristaanka. Afhayeenka Ciidanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

