HomeMadaxweynaha Somaliland oo Baaq Gar-naqsi ah u jeediyey Beesha Caalamka

Madaxweynaha Somaliland oo Baaq Gar-naqsi ah u jeediyey Beesha Caalamka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq garnaqsi ah u diray beesha Caalamka oo uu ku cannaantay sida ay isaga indho-tirayaan Aqoonsi ay ka hesho maadaama ay ka hirgashay nidaam dimuqraadiyadeed iyo Dowladnimo ku dhisan kala-dambaynta iyo isu-tanaasul aan ka jirin meelo badan oo caalamka ah.

blank
Madaxweyne Muuse Biixi oo soo xidhay Shirweynaha 4aad ee Kulmiye

Madaxweyne Muuse Biixi oo khudbad ka jeediyey gunaanadka shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo mar kale loogu doortay guddoomiyenimada Xisbigaas Shanta sanno ee soo socota, waxa uu sheegay inay shacabka Somaliland ka xun yihiin garawshiinyo la’aanta beesha Caalamka kaga caqa-jiidayaan inay aqoonsadaan horumarka iyo dhismaha dowladnimo ee Somaliland, isaga oo gef ku tilmaamay tallaabada beesha caalamku ku hagratay.

“Somaliland iyo shirweynaha KULMIYE, waxa ay bulshada caalamka u dirayaan oo aannu leenahay bulshada Somaliland aad bay uga xun tahay, mana garowsana, 30-sannadood oo ay dalkooda dhisayeen oo ay nabad kusoo celiyeen oo ay horumar dhaqaale, mid aqooneed iyo mid dhinac walba ah sameeyeen oo ay doorashooyin Dimuqraaddi ah oo xil isku wareejin ah sameeyeen oo xisbiyo tartamaya sameeyeen, khilaafkooda oo aanay cidina soo dhexgelina dhammaysteen.

Waxaannu leenahay in indhaha laga qabsado oo aqoonsiga lagala maago ma qabato Somaliland,” Sidaas ayuu yidhi Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta khudbad ka jeediyey Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo maanta la soo gebo-gabeeyey.

Somalilandpost.net

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories