HomeSomaliland: Shaqsiyaad Diinta Kiristaanka Faafinayay oo la qab-qabtay

Somaliland: Shaqsiyaad Diinta Kiristaanka Faafinayay oo la qab-qabtay

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

 

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba qof oo lagu eedeeyey inay gudaha dalka ku faafinayeen Diinta Kiristaanka.

Afhayeenka Ciidanka Booliska JSL, ahna taliyaha ciidamada Dambi-baadhista Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi oo warbaahinta la hadlay maanta, ayaa sheegay inay Maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta u gudbiyeen laba qof oo ku eedaysan inay Somaliland ka wadeen hawl-gallo ay ku faafinayeen Diinta Kiristaanka, kuwaas oo uu sheegay in lagu soo qab-qabtay hawl-gallo ciidamada Boolisku sameeyeen todobaadkii hore.

Taliyuhu waxa uu sheegay in labada Qofba yihiin murtidiin ka baxay Diinta Islaamka, isla markaana Xiftisan Qur’aanka iyo Axkaamta oo ay uga faa’idaysanayeen inay ku khal-khal geliyaan Caqiidada Bulshada isla markaana ku faafiyaan Diinta Kiristaanka.

Hadalka Taliyaha oo Faahfaahin ka bixinaya dadka arrintan loo hayo, kaga bogo muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories