Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Siyaasi Cali Khaliif Galeydh

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida Allah ha u naxariistee Prof Cali Khaliif Galeydh oo maanta ku geeriyooday...

“Qofka Somaliland ee qaadanaya quudhsiga ah in Xamar laga magacaabo waxay qiimo rid ku tahay nafahooda”

  Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa ka digay in muwaadiniinta u dhalatay JSL ee ka qayb-qaadanaya doorashada baarlamaanka ee la qorsheeyey inay ka qaybsoonta...

Prof Cali Khaliif Galaydh oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga

  Jigjiga (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ku geeriyooday Prof Cali Khaliif Galeydh oo dhowrkii toddobaad ee...

Somaliland oo Daah-furtay Barnaamijkii u horreeyey ee Sahanka Caafimaadka iyo Xogta Shacabka

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa daahfuay barnaamijka Sahanka Caafimaadka iyo Xogo ku saabsan Arrimaha bulshada ee Shacabka...

Qaab Noocee ah ayuu u Qabsoomay Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye? (Daawo Barnaamijyo laga sameeyey)

  Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo socday muddo saddex maalmood ah, ayaa Salaasadii shalay lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Hargeysa. Shirweynaha oo furmay 4-tii...

Baarlamaanka Ethiopia oo ku baaqay in Xidhiidhka loo Jaro Maamulka gobolka Tigray ee dalkaas

  Addis Ababa (SLpost)- Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa meel mariyay qaraar soo jeedinaya in Dowladda Federaalka xidhiidhka u jarto hoggaamiyeyaasha gacanta ku haya gobolka Tigray...

30 sanno iyo Baadi-goobkii Aqoonsiga Somaliland

  (Haddii aynu bedelo magaca Somaliland oo aynu la baxno magac cusub oo aan Somali ku jirin malaha aqoonsigu wuu soo dhowaan lahaa) Qaybtii 3aad Qaybtii 2aad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img