Hargeysa: Ciidamada Booliska oo Gacanta ku dhigay 52kg oo Xashiishad ah iyo Tirada dad lagu qabtay
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska magaalada Hargeysa, ayaa hawl-gallo ay fuliyeen ku soo qabtay 52 Kilogram oo maandooriyaha Xashiishadda, taas oo noqonaysa tiradii ugu badnayd...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Shaaciyey inaanu mar Dambe Isu soo Sharrixi doonin Guddoomiyenimada Kulmiye
Hageysa (SLpost)- Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo maalintii 2aad galay, ayaa maanta lagu doortay hoggaanka Sare ee Shanta Sanno ee soo socota hoggaamin...
Shirweynaha 4aad ee Kulmiye oo lagu doortay Hoggaanka Sare ee Xisbiga (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)-Shirweynaha Afraad ee xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa maalintiisii labaad galay, waxana ay ergadu cod ku dooratay shanta xubnood ee xisbiga hoggaamin doonta shanta sanno...
Muxuu Madaxweyne Biixi Ka Yidhi Aafada KUFSIGA iyo Kiisaska Maxkamadaha lagaga gar-naqo?
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa aafo qaran oo muddooyinkii u dambeeyey waddanka ku soo batay ku tilmaamay tacaddiyada loo geysto...
Tirada Ergooyinka ka Qayb-galay, Magacyada Shir-guddoonka loo doortay iyo Jewigii uu ku furmay Shirweynaha 4aad ee Kulmiye (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta furay shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE oo maanta ka...
Nuxurka Khudbad uu dhinacyo kala duwan kaga hadlay oo madaxweyne Biixi ka jeediyey Shirweynaha 4aad ee Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad xambaarsan wax-qabadkii xisbiga Kulmiye ku soo kordhay talada dalka muddo 10 sanno ah oo...
“Axsaabta siyaasadda ee waddanka ka jiraa waxay ku guulaysteen in si xor ah oo…” – Wasiirka Caafimaadka DDSI
Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha 4-aad ee Xisbiga talada dalka Somaliland gacanta ku haya ee Kulmiye, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Huteel Maansoor ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

