Madaxweyne Muuse Biixi oo ka Qayb-galay Xafladda Qalin-jabinta 945 Arday oo ka Baxay Jaamacadda Camuud (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka dalka Somaliland,...
Sheekh Dirir oo ka digay Halista Isticmaalka Baraha Bulshada, Kana hadlay Arrimaha Dhiirri-geliya ku-sugnaanta iyo ka-fogaanshiyaha Diinta Islaamka
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa dhalinyarada ku booriyey inay iska ilaaliyaan fitnada shahwada jinsiga iyo dhaqan-xumada lagu faafiyo Baraha bulshada iyo...
Somaliland oo Hormuud ka noqotay Waddamo looga dabbaal-degay Xuska Maalinta Qaranimada Taiwan
Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kaalinta hore ka gashay liiska waddamo dhowr ah oo todobaadkii hore lagu qabtay xuska munaasibadda maalinta Qaranimada dalka Taiwan,...
Ehelka Cali Khaliif Galeydh oo Dalbaday in Baadhitaan kale lagu Sameeyo Sababta Geeridiisa
Hargeysa (SLpost)- Xubno ka mid ah Qoyska Allaha u naxariistee Prof Cali Khaliif Galeydh, ayaa codsaday in mar kale baadhitaan lagu sameeyo sababta keentay...
Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaashaa Kham-khama?
Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay’adood oo ka mid ah hay’adaha dawladda. Runtii aad ayaan...
Malleeshiyaad Hubaysan oo 14 Qof oo Shacab ah ku dilay Galbeedka Ethiopia
Addis Ababa (SLpost)- Malleeshiyaad hubaysan, ayaa dad shacab ah ku laayey deegaamo ka tirsan galbeedka dalka Ethiopia hortaantii todobaadkan. Sarkaal ka tirsan hay’adaha Ammaanka ee...
Jigjiga: Guddi loo xil-saaray Geerida Prof Galeydh oo Shaaciyey Sababta uu u dhintay
Jigjiga (SLpost)- Guddi uu Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya u xilsaaray baadhitaanka waxa sababay geerida Prof Cali Khaliif Galaydh oo gelinkii hore ee maanta ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

