HomeDowladda Ethiopia oo ka hadashay Heshiiska Dhexmaray Somaliland iyo Kenya

Dowladda Ethiopia oo ka hadashay Heshiiska Dhexmaray Somaliland iyo Kenya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Itoobiya ayaa si kooban uga hadashay socdaalkii uu Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Kenya iyo weliba isfahamka diblomaasiyadeed ee dhexmaray Hargeysa iyo Nairobi.

Warbixinta toddobaadlaha ah ee The Horn ee ay wasaaradda arrimaha dibadda dawladda Itoobiya ku falanqayso gobalka Geeska Afrika, ayaa waxa ay shalay si kooban ugaga hadashay arrinta Somaliland iyo Kenya, waxaanay si gaar ah u soo qaadatay qodobka ku jiray war-murtiyeedkii labada madaxweyne ee Kenya iyo Somaliland ee ku saabsanaa inay Kenya qunsuliyadka furato Hargeysa, taasoo ay sheegtay warbixintu inay kor u sii qaaday xiisadda u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya.

blank“Kenya waxa ay qunsuliyadka furan doontaa Somaliland, taasoo u ololaynaysa aqoonsi caalami ah, taas sii kordhisay is-faham-waaga u dhaxeeya dawladda jaarka ee Soomaaliya,” ayay tidhi warbixintu, waxaanay intaas raacisay, “Xafiiska waxa caasimadda Somaliland ee Hargeysa laga furi doonaa dabayaaqada bisha March. Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta iyo dhiggiisa Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sidan ku sheegay war-murtiyeed Salaasadii December la soo saaray.” Sidaas ayaa lagu yidhi warbixinta todobaadlaha ah ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Ethiopia ka soo saarto dalalka mandaqadda

Warbixinta Itoobiya oo soo dheeganaysa qodobbo ku jiray war-murtiyeedkii laga soo saaray heshiiska labada madaxweyne ee Kenya iyo Somaliland ayaa intaas ku dartay in sidoo kale ay Somaliland u kor qaadi doonto meeqaamka xafiiska ay ku leedahay magaalada Nayrobi ee dalka Kenya.

@Geeska Afrika Newspaper

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories