HomeKhasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Caasimadda Dalka Ethiopia

Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Caasimadda Dalka Ethiopia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Addis Ababa (SLpost)- Ugu yaraan Saddex qof ayaa inta la ogyahay ku dhimatay kaddib markii bambo meel lagaga tagay ku qaraxday caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa Axadda maanta, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Itoobiya.

Warku waxa uu intaas ku daray in qaraxu  ka dhacay deegaanka Lideta oo u dhow badhtamaha caasimadda, waxaana inta la xaqiijiyey ku dhintay saddex qof, halka Shan Qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen.

blank
Addis Ababa, Caasimadda dalka Ethiopia

Qaraxa ayaa dhacay xilli uu gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaasi muddo lix toddobaad ah ka socdo dagaal u dhexeeya ciidamada Federaalka iyo ururla TPLF, balse lama xaqiijin karo inuu jiro xidhiidh ka dhexeeyo qaraxa iyo colaadda gobolka Tigray.

“Waxa socda baadhitaan la xidhiidha qaraxa, shacabkana waa lala wadaagi doonaa marka uu baadhitaanku dhamaado,” sidaas waxa yidhi sarkaal ka tirsan ciidanka booliska oo u warramay wakaaladda wararka ee ENA.

Tan iyo markii xukuumadda Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed ay 4-tii November duullaanka ku qaadday gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray, waxaa jiray dhowr qarax oo yar yar oo ka dhacay magaalada Addis Ababa.

Booliska Federaalka ayaa ku eedeeyay qaraxyada qaar kooxda TPLF, laakiin boolisku sooma bandhigin caddeymo ka markhaati kacaya eedaymaha ay jeediyeen.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories