Prof Ibraahim Meecaad oo ka digay Shir-qoollo ka dhan ah Madax-bannaanida Somaliland iyo Damaca Isbahaysiga Badda Cas
Hargeysa (SLpost)- Prof Ibraahin Maxamed Meecaad Oo Kamid Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Degan Dalka Canada,Kana Mid ahaa Saraakiisii Hormuud ka ahaa Halgankii Dib Uxoraynta...
Xisbiga Kulmiye oo Shuruud ku xidhay Liiska Murashaxiinta la soo xulayo Gobollada dalka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa go'aan uu maanta soo saaray amar ku siiyey guddoomiyeyaasha Xisbiga ee Gobollada inay liiska murashaxiinta...
Somaliland: Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda 2021-ka iyo Meelaha Mudnaanta la siiyey
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen ku meel-mariyey Odoroska Sannad-miisaaniyadeedka 2021-ka oo golaha la horkeenay kulanka...
Burco: Culimada Togdheer oo Fatwo ka soo saaray Goobaha Cilaajyada iyo Go’aanka Maamulka Gobolka
Hargeysa (SLpost)- Culimada Gobolka Togdheer, ayaa soo saaray Fatwo ku saabsan sixitaanka khaladaad ka jira hannaanka ay u shaqeeyaan Xarumaha Dadka lagu Qur’aan saaro...
Duuliye Axmed Dheere oo Eedaymo u jeediyey Madaxweynaha Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Duuliye Axmed Dheere ayaa si weyn ugu dhaliilay Madaxweyne Soomaaliya in aanu ka damqan shacabka Soomaaliya ee argagixisadu ku layso qaraxyada, isla...
Dagaalka Azerbaijan iyo Armenia oo Muujiyey Awoodda Milatari ee Dalka Turkiga
Xogo soo ifbixiyey Dagaal dadban oo dhexmaray militariga Turkiga iyo Ruushka Tuulada Dadivank, ee ku taalla gobolka buuraleyda ah ee Caucasus oo ah meesha ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaaday Tallaabo Uu Madaxweynaha Somaliland Hore Ugaga Digay Iyo Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa Magacaabay Ergayga gaarka ah ee Dalkiisa u qaabilsan Gobolka Geeska Afrika, badda Cas iyo Gacanta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

