Monthly Archives: December, 2020

spot_imgspot_img

Qalab Qayb ka ah Mashruuca Biyo-ballaadhinta oo Hargeysa soo gaadhay

  Hargeysa (SLpost)- Xarunta Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa waxa soo gaadhay qalab cusub oo ay soo iibsatay Wakaaladda Biyahu kaas oo qayb laxaad leh ka...

Hargeysa: Munaasibad Xus iyo baroor-diiq loogu sameeyey Marxuum Dr Aadan Yuusuf Abokor

  Hargeysa (SLpost)- Waxa xalay magaalada Hargeysa ku qabsoontay Munaasibad kulmisay haldoorka bulshada oo loogu baroor-diiqay Dr. Aadan Yuusuf Abokor oo door weyn ku lahaa...

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Dhalinyaro Maqalka Naafo ka ah oo ku guulaystay Tartan Jabuuti lagu qabtay

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay kooxda kubbadda cagta ee xaga maqalka ama dhegoolayaasha oo kasoo jeedda gobolka...

Winners of the 2020 AWIEF Awards Announced and Celebrated at the 6th Africa Women Innovation and Entrepreneurship

  The two-day event aimed to explore post-pandemic recovery for the African markets, and to address women’s economic empowerment JOHANNESBURG (SLpost)- The 6th edition of the...

Hargeysa: Xildhibaannada Baarlamaanka oo si adag uga hadlay Shilalka Gaadiidka iyo Doorka Xukuumadda

  Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaal ka tirsan Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Shilalka gaadiidka oo muddooyinkan dambe si...

Eng Faysal Cali Waraabe oo Fashiliyey Dabinnada Qarsoon ee Farmaajo la maaggan yahay Somaliland iyo Arrimo kale oo xaasaasi ah

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay wax uu ku tilmaamay Dabinnada Qarsoon ee Farmaajo la...

Mujaahid Cabdilaahi Cabdi Muuse oo Hadhi-sharafeed kulmisay Haldoorkii SNM qaarkood ku maamusay Duuliye Axmed Dheere

  Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Cabdilaahi Cabdi Muuse (Bakayle) oo ka mid ah halgamayaashii SNM ee naftooda u huray dib-u-xoreynta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa hadhimo sharafeed laysku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img