HomeBurco: Culimada Togdheer oo Fatwo ka soo saaray Goobaha Cilaajyada iyo Go'aanka...

Burco: Culimada Togdheer oo Fatwo ka soo saaray Goobaha Cilaajyada iyo Go’aanka Maamulka Gobolka

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Hargeysa (SLpost)- Culimada Gobolka Togdheer, ayaa soo saaray Fatwo ku saabsan sixitaanka khaladaad ka jira hannaanka ay u shaqeeyaan Xarumaha Dadka lagu Qur’aan saaro (Cilaaj-yada) ee ku yaala gobolka.

Fatwada culimadu soo saaraan oo ka shidaal-qaadanaysa baadhitaanno iyo u-kuurgelis dhinaca diinta oo ay ku sameeyeen nidaamka shaqo ee xarumaha Cilaajyada, waxa ay ku soo jeediyee in loo baahan yahay isbeddel sixitaan oo lagu sameeyo khaladaad diineed oo ay tilmaameen inay ku shaqeeyaan goobaha Cilaajyada.

Bayaanka culimada oo ka kooban siddeed Qodob oo ka hadlaya qaabka habboon ee Diinta Islaamku u jidaysay nidaamka loo maro Qur’aan saarista qofka bukaanka ah iyo qaladaad la sheegay inay ku jiraan hannaanka ay u shaqeeyaan goobaha Cilaajyadu, waxa ku saxeexan 11 Sheekh oo ka mid ah culimada gobolka Togdheer.

Dhinaca kale, Go’aan ka soo baxay xafiiska Maamulka Gobolka Togdheer oo taageeraya bayaanka culimada, ayaa lagu shaaciyey awaamiir lagu socodsiiyey goobaha Cilaajyadu inay ku dhaqmaan Fatwada sixitaanka ah ee Culimadu soo saartay.

Go’aanka maamulka Gobolka Togdheer ku taageeray Bayaanka Culimada

blank

Fatwada Culimada Togdheer ka soo saareen Qaladaadka Diiniga ah ee ka jira Goobaha Cilaajyada

blank

blank

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories