HomeXisbiga Kulmiye oo Shuruud ku xidhay Liiska Murashaxiinta la soo xulayo Gobollada...

Xisbiga Kulmiye oo Shuruud ku xidhay Liiska Murashaxiinta la soo xulayo Gobollada dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, ayaa go’aan uu maanta soo saaray amar ku siiyey guddoomiyeyaasha Xisbiga ee Gobollada inay liiska murashaxiinta u tartamaysa Golaha Wakiillada ee ay soo gudbinayaan ay haweenku qayb ka noqdaan.

blank
Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Kulmiye

Xisbigu waxa uu go’aamiyey inaanay guddoomiyeyaasha Xisbiga Gobollada ka qaban doonin Liiska Murashaxiinta u tartamaysa golaha Wakiillada haddii aan lagu soo darin ugu yaraan hal murashax oo haweenay ah.

Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) ayaa go’aankan ku soo saaray qoraal uu ku socodsiiyey guddoomiyeyaasha xisbiga KULMIYE ee gobollada dalka, kaas oo uu ku amray inay soo raaciyaan ugu yaraan hal haween ah liiska murrashaxiinta golaha wakiillada ee ay soo gudbinayaan.

“Dhammaan guddoomiyayaasha gobollada Jamhuuriyadda Somaliland, ee Xisbiga Kulmiye waxa la ogaysiinaya in ay ugu yaraan hal Haweena kusoo daraan liiska musharixiinta golaha wakiillada ee doorashada inagusoo fool leh.

Sidaa darteed waxa la ogaysiinaya in aan la aqbali doonin liiska musharixiinta ee soo gudbiseen oo ay ka maqan yihiin xubnaha haweenku,” sidaas ayuu u qornaa warka ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories