Somaliland Oo Riyo-maalmeed Ku Sheegtay Magacaabis Uu Sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland ayaa ka hadashay Ergay gaar ah oo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu Shalay u magacaabay Geeska Afrika, Badda Cas...
Caqabadaha Waxbarasho ee ay Wajahayaan Caruurta Naafadaha ah
Sahanka Xogta Caafimaadka iyo Dadyowga ayaa soo bandhigtey xaaladda waxbarasho, caafimaad, nabadgelyo iyo horumar ee Somaliland. Heerka waxbarasho ee dadweynaha Somaliland ayaa laga arkaa...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ma wuxuu si gaar ah uga faa’idaysanayaa Awooddii Qaranka ee lagu aaminay?
Nidaamka Cadaaladda Somaliland Oo Xilli kasta Bulshadu Ka rejo-qabi jirtay inuu marba marka ka dambaysa kori Dooni, hagaagi doono, Qaladaadka badan ee jirana la...
Muqdisho: 47 Xildhibaano ku abtirsada Somaliland oo soo saaray Go’aamo ka dhan ah Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Somalia
Muqdisho (SLpost)- Xildhibaanada dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Baarlamanka labada Aqalka ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa si...
Dowladda Ingiriiska oo Ansixiyey Daawada Cudurka Covid-19
London (SLpost)- Dalka Britain ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee dunida ee ansixiya in la adeegsan karo tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19 oo ay...
Muddo-kordhin loo sameeyey Wakhtiga Diiwaangelinta Deegaamada Xuduudka ku yaalla
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Qaranka, ayaa ku dhawaaqay in maalmo dheeraad ah lagu daray diwaangeinta goobaha codbixiyeyaasha oo socday afar casho, balse ay...
Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland oo lagu tabobarayo Xidhiidhka Bulshada
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka tababarrada Ciidanka Booliska JSL, ayaa tababar u furay Saraakiisha Ciidanka Booliska oo ka kooban taliye qaybeedyo, Taliyeyaal Saldhig iyo Saraakiil kale. Tababarkan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

