Madaxweyne Trump oo Weji-gabax kala kulmay Maxkamadaha Dalka Maraykanka oo qaaddacay Codsigiisa
Washington (SLpost)- Kooxda Ololaha Trump iyo Qareennada uu doodaya, ayaa guul-darrooyin is-daba joog ah kala kulmay Maxkamadaha Sare iyo kuwa Hoose ee gobollada dalka...
Hanti-dhowrka Guud ee Somaliland oo faahfaahiyey Xaaladda Dadka falal Musuq-maasuq u xidhan oo qaarkood la xukumay
Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrka Guud ee Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey kiisaska shaqsiyaad dowladda u shaqeeya oo loo xidh-xidhay tuhunno musuq-maasuq, kuwaas oo qaarkood la...
Duuliye Axmed-Dheere ma ka markhaati furi doonaa Xasuuqii loo geystay Shacabka Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Duuliye Sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere), ayaa sheegay in uu ka markhaati furi doono xasuuqii iyo tacadiyadii ay Shacabka Somaliland u geysatay...
Murashax u bushaareeyey Shacabka Hargeysa oo hankiisa soo bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Khaalid Cabdilaahi Falaago ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inuu yahay Murashax u taagan Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee la filayo inay...
Somaliland: Sanduuq Dhaqaale oo loo sameeyey Dadka Xannuunka Dhimirka qaba
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Sanduuq dhaqaale oo u gaar ah u samaysay Dadka Qaba Xannuunka Dhimirka ee ku nool...
Somaliland oo ka hadashay Shirkii Soomaaliya iyo Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay shirkii dhexmaray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho,...
Maxay Taiwan ka tidhi Ballaadhinta Dekedda & Garoonka diyaaradaha Berbera iyo Xasiloonida Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Taiwan oo Xafiis ku leh Somaliland ayaa ka hadashay Ahmiyadda Dekedda Berbera u leedahay Geeska Afrika iyo saamaynta horumarkeedu ku yeelanayo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

