HomeHargeysa: Xildhibaannada Baarlamaanka oo si adag uga hadlay Shilalka Gaadiidka iyo Doorka...

Hargeysa: Xildhibaannada Baarlamaanka oo si adag uga hadlay Shilalka Gaadiidka iyo Doorka Xukuumadda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaal ka tirsan Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Shilalka gaadiidka oo muddooyinkan dambe si xawli ah ugu soo badanaya dalka, kuwaas oo galaaftay nolosha dad badan, hanti-badanina ku burburtay.

Xildhibaan Siciid Cartan oo ka tirsan Golaha Wakiillada iyo Xildhibaan Dayib Xasan Boobe oo ka tirsan Golaha Guurtida ee Somaliland, ayaa si wada-jir ah uga hadlay khatarta soo kordhaysa ee shilalka gaadiidka iyo sababaha dhabta ah ee ka dambeeya masuuliyad-darrada ay ku yimaaddaan marka laga reebo qaddarka Eebbe.

blankLabada xildhibaan oo si wada-jir ah warbaahinta ula hadlay, waxa ay sababaha shilalka gaadiidku ku yimaaddaan dusha u saareen masuuliyad-darro ay ku kacayaan darawallada gaadiidka oo inta badan dhalinyaro u badan, waxaanay wasaaradda Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka ugu baaqeen in la adkeeyo shuruudaha lagu bixiyo liisanka darawalnimada.

Shilalka Gaadiidka ee muddooyinka dambe ku soo badanaya dalka, waxa sababa gaadiidka ay iska leeyihiin shirkadaha Socdaalka ee isaga goosha gobollada dalka, sida ay muujinayaan diiwaanka shilalkii u dambeeyey ee ka dhacay dalka, waxaanay xildhibaannadu soo jeediyeen in xukuumaddu si weyn uga hawl-gasho oo hirgeliso qorshe lagu xakamaynayo dadka loo oggol yahay inay wadaan gaadiidka Dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahayba.

Muuqaalka Hoose, waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa hadallada labada xildhibaan ka yidhaahdeen arrintan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories