“Somaliland iyadaa uga xaq leh Somaliya inay Isku sheegto Waddan jira oo madax-bannaan” – John J. Tkacik, Jr
Hargeysa (SLpost)- Dibloomaasi u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo John J. Tkacik, ayaa sheegay in Somaliland uga xaq leedahay dhiggeeda Soomaaliya inay buuxinta...
Jewigii lagu soo gunaanaday Tartanka Kubadda Cagta Gobollada oo Madaxweynaha Somaliland soo xidhay (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo gunaanaday tartanka kubbadda cagta gobollada Somaliland oo maanta lagu soo gebogabeeyey garoonka Hargeysa...
Gobolka Daadmadheedh oo ku Guulaystay Horyaalka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xulka Gobolka Daadmadheedh, ayaa markii u horeysay ku guulaystay koobka kubadda Cagta ee gobollada Somaliland, kaddib markii ay ka badiyeen xulka gobolka...
Xukuumadda Somaliland oo ka digtay in Goobaha Waxbarashadu noqdaan Meherado Ganacsi
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa ka digtay in Goobaha Waxbarashada gaarka loo leeyahay noqdaan meherado ganacsi oo macaash-doon ah, wasaarad...
Toos u daawo Ciyaarta Final-ka ee Koobka Kubadda Cagta ee Gobollada Somaliland – Maroodijeex vs Daadmadheedh
Hargeysa (SLpost)- Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa, waxa ka socda ciyaarta Final-ka ee tartanka Gobollada Somaliland oo ay isugu soo hadheen gobollada Maroodijeex...
Nuxurka War-murtiyeed 14 Qodob ka kooban oo laga saaray Shirweynaha Tiknoolajiyadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirka Tignoolajiyadda iyo horumarinta Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland ee Somaliland ICT Conference 2020, ayaa gelinkii dambe ee Axadda maanta la soo gebo-gabeeyey, ka...
Eng Faysal Cali Waraabe oo Ka Digay Saamayn ka Dhalan karta Dagaalka Ka Socda Ethiopia
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka socda dalka Ethiopia, kaas oo uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

