Monthly Archives: November, 2020

spot_imgspot_img

Khatarta Isbahaysi Militari Waxa Lagaga Hortagi Kara Isbahaysi Kale

  Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed doorashadiisii kadib wuxuu ku baaqay in uu ka shaqayn doono sidii dalalka Bariga Afrika la isugu furfuri lahaa, wuxuu...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Marxuum Cumar Carte Qaalib

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah...

Cumar Carte Qaalib oo Hargeysa ku geeriyooday + Taariikh-nololeedkii Marxuumka

  Hargeysa (SLpost)- Allah ha u naxariistee, waxa cusbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa maanta ku geeriyooday Siyaasi Cumar Carte Qaalib oo ka mid ahaa siyaasiyi...

Somaliland oo Qoys Masiixiyiin ah u Mustaafurisay Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka mustaafurisay lammaane u dhashay dalka Soomaaliya oo bishii October ee sannadkan ciidamada ammaanku ka qabteen gudaha magaalada...

Sheekh: Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Shil Baabuur

  Sheekh (SLpost)- Laba Qof ayaa ku geeriyooday, 9 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaadhay shil-baabuur oo maanta ka dhacay deegaanka Karasharka oo...

Natiijada Tartan loo galay 10 Mashruuc oo Xukuumaddu ka hirgelinayso Gobollada Dalka

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay fulinta Toban Mashruuc oo xukuumaddu ka hirgelinayso dalka. Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa...

New Research reveals Africa is not getting the investment needed for the UN’s Sustainable Development Goals

  Increase investment in Africa or risk missing the UN’s Sustainable Development Goals deadline, new research finds A Standard Chartered (www.SC.com) survey conducted between July and...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img