HomeXukuumadda Somaliland oo ka digtay in Goobaha Waxbarashadu noqdaan Meherado Ganacsi

Xukuumadda Somaliland oo ka digtay in Goobaha Waxbarashadu noqdaan Meherado Ganacsi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa ka digtay in Goobaha Waxbarashada gaarka loo leeyahay noqdaan meherado ganacsi oo macaash-doon ah, wasaarad ahaanna ay ku ilaalinayaan inay soo saaraan arday tayo leh.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland, mudane Axmed Abokor Maxamed, ayaa ka hadlay sida ay xukuumadda Somaliland uga go’an tahay in aanay goobaha waxbarashadu noqon meelo ganacsi loo furto balse muhiimadu ay tahay in ay soo saaraan arday tayo leh.

Sidoo kale agaasimuhu waxaa uu ka hadlay agaasimaha guud waxbarashada farsamada gacanta iyo kaalinta ay kaga jirto horumarka ummadeed iyo mudnaanta ay xukuumaddu siinayso horumarinta waxbarashada farsamada gacanta.

blankDhanka kale waxaa uu ka hadlay deeqaha waxbarasho ee jaamacadaha dalka oo ay u qaateen arday ka soo jeeda qoysas danyar ah oo dalka oo dhan ah oo la soo xulay, kuwaasi oo sannadkan dhan 257-arday, oo laga soo xulay intii soo codsatay in laga qayb geliyo deeqaha waxbarasho ee jaamacadaha dalka, laguna qiimeeyay xaaladahooda gaarka ah.

Agaasimaha guud oo wareysi gaara siiyay Dawan Media Group, waxyaabaha kale ee uu ka hadlay waxa ka mida sida waxbarasho loogu helayo, carruurta reer miyiga, ee loo soo gaadhsiinayo kuwa magaalada, dedaalka dawladda ee ubadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo tayeynta macalimiinta dalka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories