Monthly Archives: November, 2020

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo ka Sheekeeyey Sooyaalkii Taariikheed ee Marxuum Cumar Carte Qaalib

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay Aaska wadareed qaran oo loo sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib iyo Marxuum Suldaan...

“Waxay jecelyihiin (Ethiopia iyo Djibouti) inaanu dib ugu noqono Soomaaliya, Laakin annagu ma doonayno waxa ay jecelyihiin iyo…” – Cabdiraxmaan Saylici

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa isagoo sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta oo uu dhawaan ka soo laabtay, waxa...

Marxuum Cumar Carte Qaalib iyo Suldaan Indho-Case oo Aas Qaran loo Sameeyey iyo Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay (SAWIRRO)

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay Aaska wadareed qaran oo loo sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib iyo...

Madaxweyne Biixi oo tacsi u diray Suldaan Maxamed Maxamuud Xandulle (Indhacase) oo Hargeysa ku geeriyooday

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa,...

Taariikh kooban oo ku saabsan Marxuum CUMAR CARTE QAALIB

  Allah ha u naxariistee Cumar Carte Qaalib oo shaqadiisii ugu horeysay ay ahayd macalinnimo waxa uu xilalkiisii shaqo ee ugu horeeyay ahaa maamule Dugsi...

Madaxweynihii hore ee JSL oo tacsi u diray Marxuum Cumar Carte Qaalib iyo Marxuum Aadan Yuusuf Abokor oo maanta geeriyooday

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, qaraabada iyo Qaranka Somaliland ee uu ka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Aaska Marxuum Cumar Carte Qaalib

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay Guddi heer Qaran ah oo uu u xil-saaray qaban-qaabada Aaska Marxuum Cumar Carte Qaalib...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img