Monthly Archives: October, 2020

spot_imgspot_img

Prof Cali Khaliif Galaydh oo ku geeriyooday magaalada Jigjiga

  Jigjiga (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ku geeriyooday Prof Cali Khaliif Galeydh oo dhowrkii toddobaad ee...

Somaliland oo Daah-furtay Barnaamijkii u horreeyey ee Sahanka Caafimaadka iyo Xogta Shacabka

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa daahfuay barnaamijka Sahanka Caafimaadka iyo Xogo ku saabsan Arrimaha bulshada ee Shacabka...

Qaab Noocee ah ayuu u Qabsoomay Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye? (Daawo Barnaamijyo laga sameeyey)

  Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo socday muddo saddex maalmood ah, ayaa Salaasadii shalay lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Hargeysa. Shirweynaha oo furmay 4-tii...

Baarlamaanka Ethiopia oo ku baaqay in Xidhiidhka loo Jaro Maamulka gobolka Tigray ee dalkaas

  Addis Ababa (SLpost)- Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa meel mariyay qaraar soo jeedinaya in Dowladda Federaalka xidhiidhka u jarto hoggaamiyeyaasha gacanta ku haya gobolka Tigray...

30 sanno iyo Baadi-goobkii Aqoonsiga Somaliland

  (Haddii aynu bedelo magaca Somaliland oo aynu la baxno magac cusub oo aan Somali ku jirin malaha aqoonsigu wuu soo dhowaan lahaa) Qaybtii 3aad Qaybtii 2aad...

Golaha Guurtida oo Ansixiyey Xeerka Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyey Xeerka  Doorashooyinka Qaranka iyo Diiwaan galinta Cod-bixiyayaasha oo mudaneyaashu dooddiisu ku gudo-jireen maalmihii dambeeyey. Fadhiga maanta ee...

“Waa inaynu isu tanaasulnaa oo isku calool wanaagsanaanaa, arrinta ugu muhiimsani waa…” – Cabdiraxmaan Saylici

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo khudbad ka jeediyey shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye oo maanta la soo gebo-gabeeyey,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img