Monthly Archives: October, 2020

spot_imgspot_img

Somaliland oo Hormuud ka noqotay Waddamo looga dabbaal-degay Xuska Maalinta Qaranimada Taiwan

  Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kaalinta hore ka gashay liiska waddamo dhowr ah oo todobaadkii hore lagu qabtay xuska munaasibadda maalinta Qaranimada dalka Taiwan,...

Ehelka Cali Khaliif Galeydh oo Dalbaday in Baadhitaan kale lagu Sameeyo Sababta Geeridiisa

  Hargeysa (SLpost)- Xubno ka mid ah Qoyska Allaha u naxariistee Prof Cali Khaliif Galeydh, ayaa codsaday in mar kale baadhitaan lagu sameeyo sababta keentay...

Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaashaa Kham-khama?

  Markii iigu horaysay waxaan bookhday laba dhisme oo waaweyn oo dhawaan loo dhisay laba hay’adood oo ka mid ah hay’adaha dawladda. Runtii aad ayaan...

Malleeshiyaad Hubaysan oo 14 Qof oo Shacab ah ku dilay Galbeedka Ethiopia

  Addis Ababa (SLpost)- Malleeshiyaad hubaysan, ayaa dad shacab ah ku laayey deegaamo ka tirsan galbeedka dalka Ethiopia hortaantii todobaadkan. Sarkaal ka tirsan hay’adaha Ammaanka ee...

Jigjiga: Guddi loo xil-saaray Geerida Prof Galeydh oo Shaaciyey Sababta uu u dhintay

  Jigjiga (SLpost)- Guddi uu Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya u xilsaaray baadhitaanka waxa sababay geerida Prof Cali Khaliif Galaydh oo gelinkii hore ee maanta ku...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Siyaasi Cali Khaliif Galeydh

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay geerida Allah ha u naxariistee Prof Cali Khaliif Galeydh oo maanta ku geeriyooday...

“Qofka Somaliland ee qaadanaya quudhsiga ah in Xamar laga magacaabo waxay qiimo rid ku tahay nafahooda”

  Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa ka digay in muwaadiniinta u dhalatay JSL ee ka qayb-qaadanaya doorashada baarlamaanka ee la qorsheeyey inay ka qaybsoonta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img