Madaxweyne Muuse Biixi oo Shacabka ku hambalyeeyey Munaasibadda Ciidal-Fidriga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muse Biix Cabdi ayaa shacabka Somaliland iyo umadda Muslimka ah ku hambalyeeyay munaasibadda Ciidal-Fidriga oo maanta oo Sabti ah...
Wasiirka Diinta ee Somaliland oo Shaaciyey in Ciidal-fidrigu ku beegan tahay Maalint Sabtida
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa sheegay meelo ka mid ah Somaliland laga arkay bisha, sidaa awgeed...
Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin oo Masaajid Dhexdii lagu Weeraray, Sidee se wax u dhaceen?
Hargeysa (SLpost)- Maamulihii Guud isla markaana ah Aasaasaha Dugsiyada Nuuradiin Xaaji Mahad Ibraahim, ayaa dhaawacyo ka soo gaadheen weerar uu mid ka mid ah...
Xukuumadda Somaliland oo War Cusub ka soo saartay Xayiraad lagu soo rogay Isu-socodka gobollada ee Maalmaha Ciidal-fidriga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha Guddiga Covid-19, ayaa faahfaahin ka bixiyey go'aamo ay guddigu soo saareen shalay kaas oo ay ku xaddideen...
Dagaalkii Waxbarashada – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 16aad
Ardaydu waxay wax ku baran jireen dugsiyo dhisme ahaan burbursan, qalab ahaanna arrradan – sida kuraasida, miisaska, sabuuradaha iwm (Ibid, page 114), Macallimiinta wax u...
Award-winning Canon photographers capture Ramadan in the time of a pandemic
To capture this religious practice taking place under lockdown, Canon has partnered with Jordanian Canon Ambassador and two time Pulitzer prize winner, Muhammed Muheisen...
Dalka Taiwan oo Danaynaya Xidhiidh Iskaashi oo Dhexmara Somaliland
Taipei (SLpost)- Dowladda Taiwan ayaa dhambaal mahadnaq ah soo gaadhsiiyey xukuumadda Somaliland, isla markaana sheegay in labada wadan wadaagaan qiyamka dimuqraadiga. Dhambaalka xukuumadda Taiwan ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

