HomeWasiirka Diinta ee Somaliland oo Shaaciyey in Ciidal-fidrigu ku beegan tahay Maalint...

Wasiirka Diinta ee Somaliland oo Shaaciyey in Ciidal-fidrigu ku beegan tahay Maalint Sabtida

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa sheegay meelo ka mid ah Somaliland laga arkay bisha, sidaa awgeed maalinta Sabtida Salaadda Ciidul-fidriga la tukan doono.

Wasiir Khaliil oo Caawa Warbaahinta kula hadlay xarunta Wasaaradda ee magaalada Hargeysa, waxa kale oo uu ka hadlay qaabka loo tukan doono Salaadda Ciidul-fidriga, maaddaama oo Dhakhaatiirtu ku taliyeen inaan goobihii lagu tukan jiray la isugu iman, guddiga heer Qaran ee ka hortagga xanuunka Covid-19 ee Somaliland-na go’aanno ku soo saareen in guryaha lagu tukado Salaadda Ciidda.

Dhinaca kale, Dowladda Sucuudi Carabiya, ayaa shaacisay in maalinta Axadda ah oo ku beegan 24-ka Bisha May loo dabbaal-degi doono Ciidal-fidriga.

Waddamada Imaaraadka Carabta, Ciraaq, Urdun iyo Qatar, ayaa iyaguna shaaciyey in maalinta u dambaysa ee Ramadaan tahay Sabtida Berri, maalinta Axadda ahna la tukan doono Salaadda Ciidal-Fidriga.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories