Xogo laga helay Xaqiiqada iyo Qaabka uu u dhacay Weerar Nin Shaqaale Ka Ah Dugsiga Nuraadin Maasajid Dhexdii Ugu Gaystay Maamulaha Guud Nuuradiin
Dhawaan Ayay Ahayd Markii wakhtiga Udhaxaysa Saaladii Makhrib iyo Tii ishaaci masaajid ku yaala xaafada boqol iyo kontonka ee magaalada hargaysa uu nin Katirsanaa...
Eng. Farxaan Axmed oo Si Adag uga Hadlay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi, Guddiga Covid19 iyo Xaaladda Somaliland
Eng Farxaan Axmed Maxamuud oo hore uga tirsanaan jiray Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee dalka Maraykanka, balse beryahan ah Siyaasi madax-bannaan, isla markaana deggan Degmada...
Somaliland iyo Pakistan oo Is-dhaafsaday Muwaadiniin Laba Waddan ku kala Xannibnaa
Hargeysa (SLpost)- Muwaadiniin u dhalatay dalka Pakistan, ayaa diyaarad khaas ah ka raacay Garoonka Diyaaradaha Egal International Airport ee magaalada Hargeysa oo ay diyaaraddu...
The Political anxiety and tension in Somalia election and FGS’s War on Somaliland
The tensions between the Federal Government of Somalia, regional States, and opposition parties are getting each day more complicated while the election is approaching,...
Somaliland oo shaacisay Tiradii ugu Badneyd ee Covid-19 laga helay iyo Dhimashada oo Korodhay
Guud ahaan dadka la baadhay, Boqolkiiba 20 ayaa laga helay xannuunka Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa sheegay in xanuunka...
Dunida Islaamka inteeda badan oo Axadda Berri laga Ciidayo, Farriimaha Madaxda iyo Saamaynta Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Dalalka Muslimka ah ee Adduunka intooda badan, ayaa maalinta Berri oo Axad ah looga dabbaal-degi doonaa Munaasibadda Ciidal-fidriga, in kasta oo Sabtida...
“Madaxweyne, waxaad u baahan tahay Wasiirro wax kuu sheegi kara…” – Sheekh Aadam-Siira
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadam Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadam-Siira), ayaa madaxweynaha Somaliland ayaa dhaliilay dhismaha xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi iyo Masuuliyiinta uu xilalka u dhiibtay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

