Monthly Archives: April, 2020

spot_imgspot_img

“Madaxweynaha iyo ciddii uu talo moodo ayaa qarankan wax u tidhaahda ee Madax-dhaqameedoow…” – Gud Guurtida

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyadda Somaliland, Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa jawaab ka bixiyey hadallo dhawaan ka soo yeedhay qaar ka mid...

Madaxweyne Biixi oo ka Fal-celiyey Guuxa Wada-hadallada Soomaaliya iyo Madax-dhaqameed Isu-cumaamaday

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa caddeeyey inaanay waxba iska beddelin siyaasadda Qaran ee loo jideeyey dhammaystirka muranka siyaasadeed iyo Arrimaha...

Maxaa ka jira in Taliyihii Hore ee Sirdoonka Somaliland Xil Sare ka helay Ciidamada Turkiga ee Muqdisho?

  Muqdisho (SLpost)- Dowladda Turkiga, ayaa la sheegay inay saldhigyadeeda Ciidamada ee magaalada Muqdisho ka hawl-galisay saraakiil Soomaali ah oo uu ku jiro Taliyihii hore...

Guddiga Qandaraasyada oo Shaacisay Shirkadda ku guulaysatay Dhismaha Hoolka Hay’adda Shaqaalaha Dowladda

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkadda ku guulaystay Dhismaha Hoolka hay'adda Shaqaalaha Dowladda oo loo tartamay. Natiijada Tartanka Qandaraaska iyo...

Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi): Boqorkii Cuudka Soomaaliyeed iyo Taariikhdiisii Fanka

    Ilahay amarkii bal ila dhandhami oo ila dhuux erayadan. "Dhabarkii adowgey Kii laga abuurow Naas iyo abeydimo Kii ila wadaagow Sideen ku ilaawaa Ma ahaan kareysee" Ilahay naxariisti Janno ha ka...

Legendary Somali Artist, King of Uod, Dies of Covid-19 in London

  Somali musical pioneer Ahmed Ismail Hussein has passed away in London after being infected with Coronavirus, it was announced on Wednesday. “Today the Somali community...

“In Dadka Suuqa Dhexdiisa lagu garaaco, ayay isla qaadatay Guddiga COVID-19” – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga heer Qaran ee ka hor-tagga Caabuqa Coronavirus, ahna madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shacabka ku baraarujiyey inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img