Wasaaradda Caafimaadka Oo Daah-Furtay Nidaam Casri Ah Oo Lagu Diiwaangelinayo Mihnadleyaasha Caafimaadka
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta daah-furtay nidaam casri ah oo si fudud loogu diiwaangelinayo mihnadleyaasha caafimaadka ee ku sugan gobollada...
Ethiopia: Faahfaahinta Xogo la xidhiidha Haweenay ka tagtay Burco oo laga helay Astaamaha Cudurka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Hay’adaha Caafimaadka ee dawlad deegaanka Soomaalida ayaa xuduudka Wajaale ee dhinaca Itoobiya shalay ka qaaday haweenay u dhalatay qoomiyada Oromada oo lagu...
Diyaarad Sidda Agab Caafimaad oo Hargeysa soo gaadhay iyo Masuuliyiin ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta mucaawinadii ugu horaysay ee gurmadka xanuunka Coronavirus soo gaadhsiisay Jamhuuriyadda Somaliland, subaxnimadii hore ee saaka ayaa waxaa...
Boqorkii Cuudka Soomaalida oo London Geeriyooday iyo Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Taariikhdii Axmed Ismaaciil Xudeydi
Hargeysa (SLpost)- Allah naxariistii Janno hawgu deeqo'e waxa xalay magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Marxuum Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi) oo maalin mug...
ARJI EEBBE LOO QORAY (MAANSO)
“Allaha Qaadirka ahee Dhulka qaro u yeelee Badda qayb ka yeelee Buuraha qotomiyee Qodin li’I cirkana dhigay Xidigaha ku qoraniyo Dayax kala dhex qaadiyo Qorraxdiyo cadceediyo Qaabeeyay dunidee Quruumaha abuuree Qawlalada u jeexee Quudiya dhammaanaw Qaadiru...
Somaliland: Qalabka lagu baadho Corovirus oo dalka keenay iyo Guddiga Heer Qaran oo bulshada la wadaagay Xaaladihii u dambeeyey
Hargeysa (SLpost)- Guddida u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga Cudurka Covid_19 ee Somaliland oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Madaxtooyada, ayaa bulshada la wadaagtay warbixin...
Dr Gabboose iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo si Dhaxal-gal ah Bulshada Ugala Hadlay Halista Xannuunka Covid-19
· Faafhaahinta muxaadarro caafimaad oo uu jeediyey Dr. Gabboose iyo 11 Tallo oo uu soo bandhigay Maxamuud Xaashi Dr. Maxamed Cabdi Gabboose iyo siyaasi Maxamuud...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

