Taliyihii hore ee Sirdoonka Somaliland oo beeniyey in Xil looga Dhiibay Saldhigga Milatari ee Turkigu ku leeyahay Muqdisho
Hargeysa (SLpost)- Taliyihii hore ee Sirdoonka Qaranka Somaliland, General Jaamac Maxamed Bootaan, ayaa beeniyay warar laga baahiyay oo sheegaya in xil looga dhiibay saldhiga...
Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo Isbeddel Maamul lagu sameeyey iyo Agaasimihii hore oo farriin u diray Madaxweynaha
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Agaasimihii hore ee Cisbitaalka Hargeysa...
Dalladda NAGAAD oo daahfutray Olole Ballaadhan oo Shacabka lagaga Wacyi-gelinayo Halista Cudurka COVID-19
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Guud ee Dalladda Isku-xidhka haweenka ee NAGAAD, ayaa maanta lagu qabtay kulan lagu Daah-furayey Wacyi-gelinta ka-hortagga cudurka COVID-19 oo bulshada lagaga...
Djibouti: Qofkii Labaad oo u Geeriyooday Cudurka Covid-19 iyo Tirada Dadka laga helay oo korodhay
Djibouti (SLpost)- Dalka Jabuuti Qofkii labaad ayaa Cudurka Covid-19 ugu geeriyooday maanta oo Sabti ah, iyadoo tirada dadka xannuunka laga helay ay korodhay. Sida lagu...
Somaliland: Komishanka Heer Qaran ee Xakamaynta HIV/AIDS oo Tababar u Qabtay Culimada Gobolka Awdal
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Heer Qaran ee Xakammaynta Xannuunka HIV/AIDS ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland ee SOLNAC (Somaliland National AIDS Commission), ayaa culimada ku nool Gobolka...
Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Cirro oo Feejignaan iyo Diyaar-garow ugu Baaqay Shacabka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa shacbiga ugu baaqay inay...
“Salaadiintii aannu naqaanay reerahooday ka shaqayn jireen, niman aan ogaynba reerkoodu wuxuu…” – Eng Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dareen-celiyey hadallo dhawaan ka soo yeedhay qaar ka mid ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

