Burco: Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Isku-dhac Dhalinyaro Dhexmaray
Burco (SLpost)- Ugu yaraan hal qof, ayaa ku dhintay Afar ruux oo kalena way ku dhaawacmeen rasaas ka dhacday garoonka Ciyaaraha ee Alamsay ee...
Dowladda Somaliland oo Joojisay Dal-ku-galka Dadka ka Imanaya Ethiopia, Digniina u dirtay Muwaadiniinteeda ku nool Dalkaas
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa joojisay Dal-ku-galka (Visa) la siin jiray Dadka ka imanaya Dalka Itoobiya, ka dib markii ay Dowladda Itoobiya maanta oo...
Sarkaal Todobaadkan Madaxweynaha Maraykanka la kulmay oo laga helay Cudurka CoronaVirus iyo Cabsida jirta
Washington (SLpost)- Sarkaal ka tirsan Madaxtooyada dalka Brazil oo Shan maalmood ka hor la kulmay Madaxweynaha Maraykanka, ayaa laga helay caabuqa CoronaVirus oo dhaliya...
Muqdisho: Tirada Dadka loo Karantiimeeyey Caabuqa CoronaVirus oo Korodhay iyo Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay
Muqdisho (SLpost)- Dowladda Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaadday inay sii kordheen tirada dadka ay u karantiimeeyeen shaki laga qabo inuu hayo cudurka Covid-19 ee...
FILSAN AXMED: Haweenaydii u horeysay ee Soomaali ah oo Wasiir ka Noqotay Dowladda Federaalka Itoobiya
Addis Ababa (SLpost)- Xukuumadda Federaalka ee Itoobiya ayaa Markii ugu horreysay lagu soo daray gabadh Soomaali ah oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Haweenka, Dhalinyarada...
Madaxweynaha Somaliland oo Guddi u Saaray Wax-ka-Qabashada Xaaladda Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda
Hargeysa (SLpost)- Fadhigii Golaha Wasiirrada ee Khamiista Maanta ka qabsoomay Xarunta Qasriga Madaxtooyada, ayaa lagaga dooday qodobbo ay ka mid yihiin Caabuqa Coronavirus oo...
Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadda ku Guulaysatay Mashruuca Timirta Ciidanka Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadda ku guulaysatay Mashruuc loo tartamayey oo Timir loogu keenayo Ciidanka Qaranka. Qandaraaska Mashruucan oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

