Xisbiga UCID oo magacaabay Xubinta u metalaysa Guddiga Doorashooyinka oo madaxweynaha loo gudbiyey
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa magacaabay xubinta u metelaysa Guddiga Doorashooyinka Qaranka, kaddib markii uu dhawaan is-casilay xubintii uu xisbigu hore...
Dufcaddii Labaad ee Dhalinyarada Shaqo-qaran ee Gobolka Maroodijeex oo u amba-baxay Darar-weyne
Hargeysa (SLpost)- Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa, waxa maanta ka amba-baxay wejigii labaad ee loo qaatay Dhalinyarada Shaqo-qaran ee gobolka Maroodijeex, kuwaas oo...
Uganda To Support Somaliland’s Bid To Join IPU
Somaliland has expressed her desire to join the Inter-Parliamentary Union (IPU) Somaliland Minister of Foreign Affairs, Yassin Hagi is on a working visit to Kampala...
Guddiga Qandaraasyada oo Daah-furay Mashruuc Timir loogu keenayo Ciidanka Qaranka iyo Nidaam Cusub oo Shirkadaha loo tartansiinayo
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandraasyada Qaranka, ayaa maanta daah-furay mashruuc Timir loogu keenayo Ciidanka Qaranka JSL, kaas oo tartankiisa ay ka qayb-qaateen 9 shirkadood goob-joog...
SOMALILAND: Aataartii Lumi Gaadhay oo Aqoonsi Caalami ah Helaysa! – Warbixin Xiiso leh
By Cabdifataax Ismaaciil Mursal Ma moogayn midabbada, muuqaalka, magaca iyo miisaanka taariikheed ee ay leedahay, mase arag oo cag ma dhigin ka hor 8-dii maarso...
Hanti-dhowrka Qaranka oo Baadhis ka bilaabay Wasaaradda Caafimaadka iyo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa iyo Hanti-Dhowraha Guud oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, ayaa baadhis la xidhiidha hubin iyo sixid-maamul ka bilaabay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka oo ay ku jiraan Cusbitaalka...
Magacyada Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha 4aad ee Xisbiga Kulmiye iyo Wakhtiga uu qabsoomayo oo la shaaciyey
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa maanta magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha 4aad ee Xisbiga oo inuu qabsoomo loo muddeeyey bisha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

