Habraaca Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyay Kastamada Cashuuraha ee Somaliland – Xaashida Caddeynta Alaabta (Goods Declaration Form)
Wixii ka horeeyey qarnigii 21aad, kastamyada waxa lagu tilmaami jirey in ay yihiin mid ka mid ah waardiyayaasha (gatekeepers) dalalka, waxa ayna caqabad adag...
Sheekh Dirir oo bulshada ku baraarujiyey sida la isaga ilaalin karo cudurdada dunida ku faafaya iyo Waxyaabaha ay ka dhashaaan
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa, ayaa khudbaddii Jimcaha ee maanta si qoto-dheer ugu lafo-guray isla...
DAAWO Riwaayad Cajiib ah oo laga Metalay Xaaladaha Siyaasadeed, Dhaqan-dhaqaale, Bulsho iyo Ganacsi ee dalka Ka Jira
Riwaayad laga metalay Xaaladaha Dhabta ah ee ka dhex-jira Nolosha Bulshada dhinacyada Dhaqan-dhaqaale, Siyaasadda, Arrimaha Bulshada, Ganacsiga iyo Arrimo kale. https://youtu.be/zw0_HU_6zBc
Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda oo Sharraxay Qaabka uu Ku yimi Heshiiska Madaxweyne Biixi iyo Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- 0Guddoomiyaha Akaademiga Nabadda iyo Horumarinta ee Somaliland Maxamed Faarax Xirsi, ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada mucaaradka ahi ka gaadheen...
Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyeyaasha Labada Xisbi Mucaarad oo ka hadlay Heshiiska Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis...
Somaliland: Nuxurka Heshiis 7 Qodob ka kooban oo lagu soo afjaray Khilaafka Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi...
“War-saxaafadeedyada noocan ah waxa ay Somaliland u aragtaa tallaabooyin lagu wiiqayo xasiloonida iyo dimuquraadiyadda Somaliland” – Xukuumadda JSL
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag u cambaareysay war-murtiyeedyo ay si wada-ir ah u soo saareen Qaramada Midoobay iyo daneeyayaasha Caalamka ee Arrimaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

