HomeTukaraq: Faahfaahinta Wararkii u dambeeyey Dagaal Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo kuwa Puntland

Tukaraq: Faahfaahinta Wararkii u dambeeyey Dagaal Dhexmaray Ciidamada Qaranka iyo kuwa Puntland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Dagaal la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka ayaa Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Somalia ee Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq.

blankSida uu ku warramay Weriye Cabdiraxmaan Olol oo magaalada Laascaanood uga soo warrama Telefishanka, qaar ka mid ah dadka ku sugan deegaanka Tukaraq oo uu la xidhiidhay ayaa xaqiijiyey in abaaro 9-kii subaxnimo ee maanta oo Sabti ah ay ciidamada Qaranka ee Somaliland iyo kuwa Puntland oo isku horfadhiya Tukarag dagaal ku dhexmaray, isla markaana ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan.

Hase yeeshee ma jiro khasaare rasmi ah oo laga soo sheegay dagaalka balse dadka deegaanka ayaa sheegay inay ku argagexeen hubka la isku adeegsaday.

Dhawaan ayay ahayd markii Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani uu kormeer ku tagay qaar ka mid ah fadhiisimada ciidamada Somaliland ee deegaanka Tukaraq.

Todobaadkii la soo dhaafay, ciidamada Qaranka ee Somaliland iyo kuwa maamul-goboleedka Puntland, ayaa sidan oo kale dagaal ugu dhexmaray deegaanno ka tirsan degmada Laasqoray ee gobolka Badhan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories