Home"Shacabka Hargeysa waa Gob laakiin waxay u baahan yihiin Dowlad..." - Prof...

“Shacabka Hargeysa waa Gob laakiin waxay u baahan yihiin Dowlad…” – Prof Cali Khaliif Galeydh

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa sheegay in shacabka Somaliland yihiin dad wanaagsan, laakiin ay u baahan yihiin dowlad wax-qabadkeedu wada-gaadho isla markaana xal u heli karta tabashooyinka dhinacyada adeegyada bulshada iyo kaabayaasha Dhaqaalaha.

Prof Cali Khaliif Galeydh oo hadal ka Jeediyey munaasibad xalay lagu daah-furay buug uu qoray suxufiga caanka ah ee Axmed Siciid Cige, waxa uu si gaar ah u soo qaatay shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa oo uu sheegay inuu karaamayn, soo-dhawayn iyo Qaddarin kala kulmo xilli kasta oo uu yimaaddo.

Prof Galeydh waxa uu sheegay inuu Shacabka Hargeysa u Qirayo gobanimo uu ku majeertay inay leeyihiin isla markaana ay yihiin shacab iskood wax u qabsaday balse ay tabayaan nidaam dowladeed oo buuxiya baahiyaha dhinacyada kaabayaasha dhaqaalaha iyo Arrimaha bulshada oo ay ka mid yihiin dhismaha waddooyinka iyo inay Caasimaddu hesho biyo ku filan.

Haddaba, Muuqaalka Hoose ka Daawo Hadalka Prof Cali Khaliif Galeydh ka jeediyey Munaasibadda daah-furka Buugga War-jire ee uu Qoray Suxufi Axmed Siciid Cige.

Somalilandpost.net
editor@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories