HomeDowladda Soomaaliya oo Xidhiidhka u jartay Waddanka Guinea oo aanay xidhiidh dibloomasiyadeed...

Dowladda Soomaaliya oo Xidhiidhka u jartay Waddanka Guinea oo aanay xidhiidh dibloomasiyadeed ka dhaxayn iyo Sababta

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaadday inay xidhiidhka u jartay Dalka Jamhuuriyadda Guinea oo ku taalla Galbeedka Qaaradda Africa, kaddib markii uu shalay booqasho ku tagay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo marti-qaad Rasmi ah ka helay Madaxweynaha dalkaas Apha Conde.

 

Dowladda Soomaaliya, ayaa ka xumaatay marti-qaadka uu ka helay iyo booqashada madaxweynaha Somaliland ku tagay dalkaas, iyagoo ku dooday in dalkaasi ka hor-yimi midnimada Soomaaliya oo ay aaminsan yihiin dowladda Somaliland ka mid tahay.

 

Lama oga nooca xidhiidhka ka dhexeeya Jamhuriyadda Guinea iyo dowladda Soomaaliya oo markii madaxweynaha Somaliland marti-qaadka ka helay ku tilmaantay inuu yahay waddan aan miisaan ku lahayn siyaasadda Africa. Dowladda Soomaaliya ayaan haba-yaraatee wax safaarad ah ku lahayn isla markaana aanu xidhiidh dibloomasiyadeed ka dhaxaynin dalka Guinea ee Galbeedka Qaaradda Afrika. Macluumaadka ku xusan bogga Internetka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaan haba-yaraatee aanay ku xusnayn waddamada xidhiidhka dibloomaasiyadeed ka dhexeeyo ama ay safaarad ku leeyihiin.

 

Sidoo kale, waddanka Guinea oo boqolkiiba 85 dadkiisu Muslim yihiin, ayaan wax Safaarad ah ama xidhiidh dibloomaasiyadeed ku lahayn Soomaaliya.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE

 

https://www.youtube.com/watch?v=6OM1h_1_EFo

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories