HomeGuddoomiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Soomaaliya ku dhaliilay sida ay uga Falceliso Guulaha...

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Soomaaliya ku dhaliilay sida ay uga Falceliso Guulaha Dubloomaasiyadeed Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

blankNairobi (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADAJIR ee dalkaasi Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey inay ku deg-degtay go’aanka ay xidhiidhka ugu jartay dowladda Guinea ee Galbeedka qaaradda Africa oo uu sheegay inaanay jirin wax xidhiidh dibloomaasiyadeed ah oo xilligan ka dhexeeya.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay shaacisay inay xidhiidhka u jareen dalka Guinea oo ay ku eedeeyeen inuu meel kaga dhacay midnimada Soomaaliya, kaddib markii uu dalkaas booqasho ku tagay madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey.

 

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa kale oo dowladda Soomaaliya ku eedeeyey siyaasad xumo ay kaga falcelisay xidhiidhada dibloosiyadeed ee dowladda Somaliland la leedahay waddamada Mandaqadda Geeska Africa iyo soo-dhawaynta weftiyada Somaliland ka heleen dalalka Ethiopia, Kenya iyo Djibouti.

 

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADAJIR waxa uu arrimahan kaga hadlay qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook.

 

Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalkan Hoose

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories