Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Cabdirisaaq Salaad oo Ka Hadlay Saamaynta ka Dhalanaysa Keenista Shidaalka ee ay Xukuumadda Somaliland la wareegtay & Arrimo kale

Hargeysa (SLpost)- Cabdirisaaq Salaad Faarax oo Khabiir bartay aqoonta dhaqaalaha iyo horumarinta ganacsiga, una dhashay Somaliland, ayaa ka warramay halka uu xilligan marayo ganacsiga...

Maamulayaasha Dugsiyga Gaarka loo leeyahay oo looga yeedhay Golaha Guurtida iyo Arrimo lagala hadlay

Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Kulan la qaatay Maamulka Dugsiyada gaarka loo leeyahay oo dhawaanahan cabasho ka muujinayey Wasaaradda Waxbarashada iyo...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Magacyada Shirkado ku guulaystay Lix Mashruuc oo loo tartamay

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkado ku guulaystay fulinta Lix mashruuc oo Arbacadii todobaadkii hore ay tartan u galeen...

Turkiga oo Maraykanka ka dalbaday inuu ka iibiyo Gantaalaha Difaaca Cirka iyo Caqabado ku gudban

Ankara (SLpost)- Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in uu madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, kala hadlay in dalkiisu ka iibsado Maraykanka sawaariikhda difaaca...

Xuutiyiinta oo Khasaarihii ugu Ballaadhnaa ka geystay Gudaha Sucuudiga

Riyadh (SLpost)- Diyaarado aan Duuliye lahayn (Drones) oo ay leeyihiin Jabhadda Xuutiyiinta ee Yemen, ayaa weerarray laba Xarumood oo ay maamusho Shirkadda Shidaalka ee...

Soomaaliya: Khasaare ka dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Xoogagga Al-Shabaab

Muqdisho (SLpost)- Dagaal culus ayaa duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ee dalkaasi Somaliya ku dhexmaray ciidamada Dowladda iyo xubno ka tirsan...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Garoonka Diyaaradaha Berbera ku soo Celiyey Gacanta Dowladda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inuu laalay heshiis xukuumaddii Md Axmed Siilaanyo kula gashay dowladda Imaaraadka Carabta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img