Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Iyo Xadhig Ka-jaris Ku Sameeyey Mashaariic Laga Hirgeliyey Gudaha Magaalada Burco
Burco (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada...
Xogo ka soo baxay Weerarkii Wershadaha Sucuudiga iyo Sare-u-Kac ku yimi Qiimaha Shidaalka Dunida
Bariga Dhexe (SLpost)- Mareykanka ayaa soo saaray sawirro iyo xogo sirdoon oo muujinaya in Jamhuuriyadda Iiraan ay ka dambeeysay weerarkii todobaadkan lagu bartilmaameedsaday wershadaha...
Dowladda Burundi oo shaacisay Tirada Ciidamo lagaga dilay Soomaaliya Sabtidii Todobaadkan
Nairobi (SLpost)- Sida ay tibaaxeen warar dheeraad ah oo kasoo baxay weerar Sabtidii todobaadkan lagu qaaday Kolonyo baabuur ah oo ay saarnaayeen ciidammada Burundi...
Daawo Barnaamij laga diyaariyey Doorkii Maayarka Caasimadda Hargeysa Ee Aas-aaskii Ciidanka Dab-demiska Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Daawo Barnaamij gaara oo ku saabsan Doorkii Maayarka Caasimada Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ee dhismaha iyo aas-aaskii Ciidanka Dab-damidka Caasimada iyo...
Muwaadin Xadhig ku mutaystay Lacag uu kaga Qayb-qaatay soo-dhaweynta Madaxweynihiisa
Gabiley (SLpost)- Axmed Ciisood Axmed oo ka mid ah dhalinyaaradda aqoonyahanka ah ee magaallada Gabiley, ayaa shalay gellinkii danbe xabsiga loo taxaabay ka dib...
Madaxweyne Biixi oo War Cusub oo ka soo saaray Garoonka Diyaaradaha ee Berbera “Waxba Iska beddelin heshiiskii…”
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inaanay waxba iska beddelin heshiis 25 Sanno ah oo Dowladda Somaliland la gashay dalka...
Wasiirka Maaliyadda oo Waraysi Dheer kaga Hadlay Sicir-bararka, Sarrifka lacagaha iyo Cashuuro Xukuumaddu qaaddo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inaanay Shacabku ku qasbanayn qaadashada Bilaydhada amma Taarikada cusub ee Baabuurta, balse...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

