Cali Khaliif Galaydh: “Somaliland la wada leeyahay haddaan laga Shaqayn Wallee Meel Fog baa laga dooni
Cali Khaliif Galaydh Hoggaamiyaha Khaatumo, ayaa sheegay in haddii aan laga wada shaqayn Somaliland la wada leeyahay in meel fog laga dooni doono Somaliland....
Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Biixi iyo Madaxda Dhaqanka Awdal?
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxda Dhaqanka ee gobolka Awdal, ayaa xalay kulan albaabbadu u xidhnaayeen ku wada yeeshay magaalada Boorama, kaas oo...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo soo bandhigay 6 Lix Mashruuc oo ay tartan u galeen 46 Shirkadood iyo Gobollada laga fulinayo (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraayada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta furay tartan loo galayo Lix Mashruuc oo laga fulinayo qaar ka mid ah gobollada iyo...
Madaxweynaha oo Kormeeray Dhismaha Buundadka Isku Xidha Magaalada Boorama iyo Jaamacadda Cammuud oo Dhismaheedu Socdo
Boorama (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tegay Buundada isku xidha jaamacadda Cammuud iyo magaalada Boorama oo dhismaheedu in...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qayb-galay Xafladda Qalin-jebinta Dufcaddii 18-aad ee Jaamacadda Cammuud
Boorama (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay 974-Arday oo ka qalin-jebiyey jaamacadda Cammuud taas...
Dowladda Jabuuti iyo Doorka ay ku leedahay horumarinta Nabadda, Dhaqaalaha, Suugaanta iyo Ganacsiga Geeska Afrika
Hargeisa (SLpost)-Shacabka Somaliland Qaybihiisa kala duwan ayaa aragti midaysan ka bixiyey doorka madaxweyne ismaaciil cumar geele iyo dawladiisu labaantankii sano ee u danbeeyey ay...
Madaxweynaha Somaliland Oo Billado Iyo Shahaado-sharafeed Guddoonsiiyey Saraakiil Ciidanka Qaranka ka tirsan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta billado iyo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey Afar sarkaal oo katirsan ciidamada qaranka, kuwaas oo kasoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

