HomeMadaxweyne Muuse Biixi oo Garoonka Diyaaradaha Berbera ku soo Celiyey Gacanta Dowladda

Madaxweyne Muuse Biixi oo Garoonka Diyaaradaha Berbera ku soo Celiyey Gacanta Dowladda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inuu laalay heshiis xukuumaddii Md Axmed Siilaanyo kula gashay dowladda Imaaraadka Carabta inay la wareegto isla markaana saldhig milatari ka dhigto Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Berbera.

Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta socdaal ku tagay magaalada Berbera ee gobolka Saaxil, waxa uu sheegay inuu gacanta dowladda ku soo celiyey madaarka Diyaaradaha ee Berbera isla markaana uu noqon doono garoon diyaaradeed ay isticmaali doonaan diyaaradaha shacabka

Md Muuse Biixi Waxa uu sidaas ka sheegay munaasibad uu ku dhagax-dhigayey dhismaha Haamo Shidaal oo Cusub oo Xukuumaddu yeelanayso.

“Garoonkii Berbera ee inta badan laga murmayey ee Imaaraadku dhisayeen ee la lahaa waa Ciidan, waan ka wareejiyey ciidankii oo mid shacab maanta, wuxuu noqonayaa Garoonka ugu weyn. Todobaadkan waxa imanaya shirkaddii dhisaysay madaarka iyo Taawarka. Wuxuu noqon doonaa garoonka ugu weyn (Afrika) oo Dekedda ka shaqo bata oo diyaaradaha Caalamka ugu waaweyn ka qaadaan Alaabta,” Sidaas ayuu yidhi Md Muuse Biixi Cabdi.

 

Muuqaalka Hoose ka Daawo Hadalka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories