Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

QOF mise Qaran!

Sida ku Xusan Qodobka 90aad ee Dastuurka Somaliland; Madaxweynuhu waa madaxa Qaranka iyo Dawladda; waana astaanta midnimada muwaadiniinta ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa uu...

Burco: Sheekh Ka Hadlay Shimbiro Dad-cun ah oo laga Qayliyey iyo Doorka Bulshada

Burco (SLpost)- Sheekh Jaamac Wadaad oo ka mid ah Culimada Reer Burco, ayaa ka hadlay Xawayaanka Duulaaga ah oo Gorgor-weyne lagu sheegay, isla markaana...

“Prof Geedoole, Intii aad Wasiirka ahayd Ma jiraa Qalad aad Bulshada kaga gashay Masuuliyadda oo aad Maanta Qiranaysaa?”

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa taageeray inay dowladda Somaliland la wareegto keenista iyo gacan-ku-haynta Shidaalka...

Somaliland oo ka Qayb-gashay Shirweynaha Ururka Baarlamaannada Dalalka Barwaaqo-sooranka

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Somaliland, ayaa todobaadkan ka qayb-gashay Shir ay isugu yimaaddeen Baarlamaannada Dalalka Barwaaqo-Sooranka ee Adduunka, kaas oo ku qabsoomay magaalada Kampala ee...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Shirkad ku guulaysatay Qalab loo soo iibinayo Dhismaha Waddada Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkad ku guulaysatay Qalab Cusub oo ka Qayb-qaadan doona Dhismaha Waddada Laamiga ah ee...

Daahir Rayaale oo ka hadlay Xaaladda Nabadgelyo ee Dalka iyo Arrimo kale

Boorama (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka warramay marxaladda nabadgelyada dalku soo martay iyo halka hadda la taagan yahay, waxaanu...

Dowladda Ingiriiska oo Digniin u dirtay Muwaadiniintooda ku sugan Soomaaliya

London (SLpost)- Dawladda boqortooyada Ingiriiska ayaa cusboonaysiisay Digniinta ay siinayso Muwaadiniinteedu in aanay u safrin Dalka Soomaaliya oo ay Somaliland-na ku jirto. War Qoraal ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img